Warsame Ahmed Amalle Amalle Qumbe Sheekooyin ah

Qumbe Sheekooyin ah

von Warsame Ahmed Amalle

Qumbe waa weel dhigaal buugguna waa dhigiis

Preis unbekannt

Buch in deiner Nähe kaufen


...oder deine aktuelle Postleitzahl eingeben:
oder

Beschreibung

Waxaa jira qoysas baabuur leh, maqaasiinka ay bariis iyo baasto ugu raseysan yihiin, bilkastana neef ari ah qasha. Balse gurigu meel buugta la dhigto uusan lahayn, kuwa ilmaha iskoolka laga soo siiyana aan daryeelin. Sidee bey carrurtooda qoyskani kula tartamiyaan, kuwo buugta aqrista? Afka iyo dhaqanku waa caynka qoyska isku haya, hadduu go’ana, xaaladdu waa kala guur. Buuggu dadkoo dhan buu ku habboon yahay, gaar ahaan qoysaska ilmaha leh, si ay u wada aqristaan. Qoruhu wuxu filayaa, in sheekooyinka qumbahan ku jiraa, aysan aqristaha faraha iyo faruuryaha dufan ku reebin, balse ay maskaxdiisa quud aqooneed u noqdaan.

Autor*in

Warsame Ahmed Amalle

Themen in »Qumbe Sheekooyin ah«

Geschichten Somalia Erinnerungen

Stimmen zu »Qumbe Sheekooyin ah«

Details

ISBN: 9783950501957
Verlag: Verein Salzburg - Kommunikation und Kultur
Erscheinung: 23.11.2023

Link teilen


Über buchnah.de | Die Buchhandlungen | Die Verlage | Impressum & Kontakt | Datenschutz | Presse


Auf dieser Seite kannst Du Buchhandlungen in der Nähe finden